Wednesday, March 10, 2010 

Leader Says Somalia's Plight Is Urgent

U.N.-Backed Donors Slow to Send Aid and Insurgency Is Gaining, Ahmed Says- (Washington Post) Staff WriterBy Mary Beth Sheridan

The president of war-torn Somalia said Friday that he urgently needs help to beat back an insurgency linked to al-Qaeda, adding that he has received only a fraction of the $200 million pledged at a U.N.-sponsored donors conference last spring to support his fragile government's security forces.

 

   

                                                                                                                                                            


War bixin ka hadleeysa Xaalada Muqdisho.





Doowlada Eretreia oo sheegtay in uusan xal ku jirin dagaalka ka dhanka ah kooxaha ka soo horjeeda Doowlada ku meelgaarka ah.

09/26/09,0900

Agaasimaha aqalka  madaxtooyada ee dalka Eretreia ninka lagu magacaabo Yemeni Ghebreneska ayaa sheegay in uusan xal keeneeyn dagaalka ka dhanka ah kooxaha ka soo horjeeda doowlada ku meel gaarka ah
 

Madaxweeyne Shiikh Shariif oo ka hadlay qaramada Midoobay kana jeediyay qudbad
09/26/09, 0900

Xildhibaano ka tirsan Baarlaamaanka Koonfurta Soomaaliya kana Soo jeeda Soomaaliland ayaa sheegay in Soomaaliya eeysan marnaba kala go’i Karin

09/26/09 0900

 Madaxweeyne  Shiikh shariif ayaa qudbad shalay ka jeediyay kulan eey shalay isku yimaadeen wadamada ka tirsan qaramada midoobay iyagoo ku shirayay magaalada Newyork ee cariga mareeykanka. Madaxweeyne Shiikh

Xildhibaano ka soo jeeda Soomaaliland kana mid ah Xildhibaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in eeysan Soomaaliya kala go’i Karin.


 

Ciidamada Africanka ah ee jooga Soomaliya oo fashiliyay afduub lala damacsanaa dooni ku soo xiratay dekada Muqdisho. Dooni laga leeyahay Wadanka Baanama oo ku soo xiratay dekada weeyn ee magaalada muqdisho ayaa laga badbaadiyay in la afduubto. Cidamada Amison ayaa  si xoog leh ku badbaadiyay doonidaas markii eey qeeylo dhaan u dirsadeen Ciidmada AMISOM. Ciidamada Amisom ayaa sheegay in uu jiro dhaawacyo soo gaaray shaqaalaha doonida  laakiin kama garanayo waxa soo gaaray burcad badeedka.

 

Doowlada Swetzerland oo ka soo horjeesatay in Ciidamo bada ilaaliya loo diro Soomaalia
09/24/2009,2359

Taliyaha Ciidamada Xisbul Islaam oo ku tilmaamay wax aanan Soconeeyn maamulka looga dhawaaqay magaalada Kismaayo
09/24/09, 2359

Wadanka Swetzerland ayaa ka soo horjeestay in loo diro xeebaha Soomaaliya ciidamo bada ilaaliya.  Markii la hor dhigay Baarlamaanka Wadanka Swetzirland arintaan ayaa baarlamaanku diiday in ciidan loo diro xeebaha Soomaliya Taliyaha Ciidamada Ururka Xisbul Islaam Xasan turki  oo ka soo horjeestay maamulka Alshabaab eey u magacaabeen Magaalada Kismaayo

 


Dhegeeyso shiikh yaasir Sharqaawi

Jabhada Xoraynta Ogaadeeniya oo Maamulka Puntland ku dhaliilay in ay jirdil u gaysteen dad ka soo jeeda Maamulkaasi
09-24-09,0059

Jabhada Xoraynta Ogaadeeniya ayaa Maamulka Puntland waxa ay ku dhaliileen in ay jirdil u gaysteen dad ka soo jeeda Maamulkaasi.

 Ku xigeenka gudoomiyaha Jabahadda ONLF Max’ed Cusmaan ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay u geysteen tacadiyo isugu jira dil xarig iyo jirdil dad ka soo jeeda dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay Maamusho maalintii ciid aheeyd

Booliska boosaaso oo xabsiga dhigay dad gaadhaya ilaa 100
09-23-2009

Boosaaso: Ciidanka booliska ee boosaso ayaa waxay saaka xabsiga dhigeen dad gaaraya ilaa 100 qof.Dadkan oo laga soo qabqabtay xerada qaxootiga ee Tuur absame. Ayaa dhamaantood ka soo jeeday Gobolka ogaadeeniya ee ismaamulka somalida.


Dheegeeyso Quraankaan

Safaaradda Maraykanka ee Kenya oo Sheegtay in ay sii laba laabayso taageerada ay siiso ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya
09-23-2009

Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa maanta waxaa uu sheegay in dowladda Maraykanku ay sii laba laabayso taageerada ay siiso ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada MUqdiosho