Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa loo codeeynaa Axada. Xildhibaano gaaraya ilaa 350 ayaa ku taliyay in xilka laga qaado iyagoo ku eedeeynaya in uu jebiyay qodobo badan oo dastuurka ah isagoo dhoowr jeer is hor istaagay in baarlamaanku shiro.