Waxaa qarax xoogan lagula eegtay agaarka isgoyska Ex Contarool ee duleedka Magaalada Muqdisho Ciidamada dowlada .Qaraxaas waxaa ku dhintay kuna dhaawacmay Ciidamo.Qaraxaani waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Ex contarol Afgooye oo fariisin u ah ciidamada dowlada KMG Qaraxaas waxaa sababay miinada nuuca Ramuudka laga hago .
