May 04, 2010
Saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ee dhawaan la wareegay Degmada Xarardheere oo kulamo la qaatay  Odayaasha iyo Waxgaradka degmada.
Wararka ka imaanaya degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in hada maagaaladu degantahay. Kooxihii burcad badeedyada ayaa u hayaamay degmada Hobyo.