Wakiilka u qeeybsan qaramada Midoowbay Soomalia Mr Axmed Walad cabdala ayaa lagu eedeeyay in uu qeeyb ka yahay qaska ka taagan wadanka Soomaalia.
Xilbaan lagu magacaabo cabdirashiid Shabeel ayaa ku eedeeyay Wakiilka in qas baahsan ka wado Wadanka Soomaliya waxa uu ugu baaqay in uu faraha kala baxo.